66 Views

Madaxweyne kuxigeenka America Kamala Harris oo ku baaqday xabad-joojin ka dhaqan gasha Gaza

Madaxweyne kuxigeenka America Kamala Harris oo ku baaqday xabad-joojin ka dhaqan gasha Gaza
____________________________________________________________________________

WASHINGTON — Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa Axadii ku baaqay “xabad joojin degdeg ah” oo ka hirgasha Gaza, taas oo ah mid ka mid ah baaqyadii ugu xoogganaa ee ka imaanaya maamulka madaxweyne Joe Biden si loo joojiyo dagaalka.

Dagaalka oo socday tan iyo 7-dii October ayaa waxaa ku naf waayey kumanaan qof oo shacab ah, ayada oo Qaramada Midoobe ay kla digtay macluul ka dhici karta Gaza.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post