99 Views

Qodobo kasoo baxay shir ay Muqdisho ku yeesheen culimada Soomaaliyeed

Qodobo kasoo baxay shir ay Muqdisho ku yeesheen culimada Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed, kaasoo looga hadlayay ka hor tagga fikirka xagjirnimada iyo waxa diinta Islaamka ay ka qabto.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo halkas ka hadlay ayaa sheegay in culimada ay door weyn ku leeyihiin dowladnimada, islamarkaana ay dhisayaan hay’adda culimada Soomaaliyeed.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post