906 Views

Xisbiga Wadajir oo ku baaqay in la dhimo Ergada dooraneysa Xildhibaanada

Xisbiga Wadajir oo ku baaqay in la dhimo Ergada dooraneysa Xildhibaanada
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-22-2020–War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame lagu sheegay in la yareeyo Ergooyinka dooranaya doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Hoggaamiyaha waxaa uu sheegay Madaama dowladda dhexe ay ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah in loo baahan yahay in ergooyinka wax dooranaya laga dhigo 101.

Waxaa uu sidoo kale ku baaqay in Wadahadal lala galo Saamileyda Siyaasadeed iyo Madaxda ka maqan Shirka Dhuusamareeb.

Waxaa uu xusay si doorashada ay ugu dhacdo waqtigii loogu tala galay waa in si deg deg ah loo dhisaa Xukuumadda cusub lalana soo Magacabaa Ra’iisul Wasaare.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post