Sabti: September 18, 2021
Maleeshiyaad hubeysan ayaa goordhaw qof shacab ah waxay ku toogeen afafka hore ee Xarunta shirkada hormuud ee Deegaanka Xananbuure.
Marxuumka la dilay magaciisa waxaa lagu sheegay Cabdixamiid Daahir aadan oo kamid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano deegaanka.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in koxda dlka geysatay ay ka soo jeedaan magaalada Cadaado, waxa uuna dilkan salka ku hayaa aanooyin qabiil oo muddooyinkii dambe halkaas ka taagnayd.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________