Axad: April 10, 2022
Codbixiyayaasha waddanka Faransiiska ayaa waxa ay kala dooranayaan 12 musharrax oo u tartamaya xilka madaxtinimada ee dalkaasi.
Doorashadan waxaa ugu cadcad madaxweynaha haatan xilka haya Emmanuel Macron iyo hogaamiyaha xisbiga midigta fog gabadha lagu magacaabo Marine le Pen.
Codbixin lagu kala saarayo labada musharrax ee ugu codka badan ayaa la qaban doonaa laba todobaad kaddib.
Haweenaydan ku sugan magaalada Paris ayaa sheegtay in doodadaha siyaasadeed aanay weligood wax wanaagsan ka soo bixin siyaasiyiintuna aanay ahayn kuwo wax fahmaya.
Office Nairoibi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________