1953 Views

Shirkadda Dahabshiil Group oo dah-furaysa dhismaha Dahab Tower oo noqon kjan ugu wayn Soomaaliya

Shirkadda Dahabshiil Group oo  dah-furaysa dhismaha Dahab Tower oo noqon kjan ugu wayn  Soomaaliya
____________________________________________________________________________

 Khamiis: June 24 2021


Shirkadda Dahabshiil Group ayaa isniinta 28-ka June dah-furaysa dhismaha Dahab Tower oo noqon doona dhismaha ugu dheer uguna weyn geyiga Soomaaliyeed oo laga dhisi doono bartamaha caasimaadda Muqdisho.

Dhismahan oo ka kooban ku dhowaad 30 dabaq ayaa sida uu sheegay maamulaha guud ee Dahabshiil ee Koonfurta iyo bartamaha Somalia Xasan Cabdi Cawed ka koobnaan doonaa Moolal, xafiisyo, dukaano, guryo iyo apartments.

Tower-kan oo ay ku baxayso malaayiin Dollar ayaa dhismihiisa la bilaabi doonaa dhowaan, kaas oo wax weyn ku soo kordhin doona bilicda iyo shaqo abuurka Caasimadda Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post