Shir looga hadlayo qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya oo ka furmay Nairobi.
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa magaalda Nairobi ka furey shir looga Hadlaya Batroolka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxa uu socon doonaa mudo 3-maalmood ah waxaana looga hadli doonaa  Qaybsiga Kheyraadka Dalka ,gaar ahaan shidaalka iyo Macadanta  ee Maamul goboleedyada Soomaaliya ,shirka  ayaa waxaa qayb galaya dhamaan Maamulada…

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay
Moqdisho, November 12, 2015 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tegay waddamada Uganda, Jabuuti  iyo Sucuudiga. Madaxweynaha iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa waxaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho si diirran ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan…