Muqdisho | February 1, 2017 – Waxaa ku sii baahaya gobollo badan oo ka mid dalka Soomaaliya abaaro dad iyo duunyo intuba uu aad u saameeyay.
Mas’uuliyiinta gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi Beri ee Soomaaliya, ayaa waxay ka digayaan in tirada xoolaha le’anaya ay aad u sii kordheyso, waxayna sheegeen in ay ka cabsi qabaan in geeridu taabato Aadanaha.
Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa warbixin dheer ka diyaarisay abaaraha xooggan ee ku dhuftay qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.
.
Xafiiska Qaranimo Online ee Muqdisho
____________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________