2604 Views

Sairadad :- Qarax ay ku dhinteen saddex ruux oo dumar ah

Sairadad :- Qarax ay ku dhinteen saddex ruux oo dumar ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  18. 20117—– Qarax ayaa ka dhacay Caasimadda dalka Colombia ee Bogota sida ay xaqiijiyeen ilaha Caafimaadka Qaraxaasi, waxaa ku dhintay Saddex qof oo dumar ah.

Qaraxa ayaa ka dhacay goob laga dukaameysto oo ku taalla Bartaha Caasimadda.

Sidoo kale waxaa dhaawac uu soo gaaray 11 qof.

Enrique Penalosa Duqa Magaalada Bogota ayaa wariyeyaasha u sheegay in Qaraxu uu ka dhacay goob aad u mashquul badan uuna ahaa Gaariga laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

Duqa ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in Saddexda qof ee dhimatay mid ka mid ah ay kasoo jeedo dalka faranciiska.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________ 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment