4104 Views

Gudoomiye Jawaari Oo Warqad Jawaab ah u Diray Xerilaaliyaha Guud ee Qaranka

Gudoomiye Jawaari Oo Warqad Jawaab ah u Diray Xerilaaliyaha Guud ee Qaranka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 22, 2017 –Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) gudoomiyaha  golaha shacabka   ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir Warqad jawaab u aheyd codsigii uu Xeer Ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa xasaanad ka qaadid Xildhibaanada kala ah Cabdi saabir Nuur Shuuriye iyo  Xasan Macalin.

Warqadan oo ka koobneyd Saddex bog ayaa waxa ay ku taariikheysneyd 19-ka bishan December 2017-ka.

UUUUUUUUUUUUUUUTT UUUUUUYYYY

IIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment