2202 Views

Ciidamada NISA oo xirtay laba mas’uul oo ka tirsan Xisbiga Warajir

Ciidamada NISA oo xirtay laba mas’uul oo ka tirsan Xisbiga Warajir
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 27, 2018 – Sida aanu kuheleyno warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo wareedyo kudhow hey’adda Nabadsugidda Qaranka ayaa sheegaya in xabsiga ladhigay Kamaal Daahir Gutaale iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Sayid Cali Macalin Cabdulle.

Ilaa iyo hadda lama oga sababaha loo xiray mas’uuliyiintan, hase ahaatee waxaa lala xiriirinayaa inay daba socoto baaritaankii dheeraa ee ku socday C/raxmaan C/shakuur Warsame oo isna ka tirsan xisbiga Wadajir.

Wixii faahfaahin ah ee kusoo kordha dib ayaan idinkuugu soo sheegi doonaa.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment