Guddoomiye Jawaari Oo la kulmay Bulshadda Soomaaliyeed ee Istanbuul Posted on January 27, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 – Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga Waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh…Read more »
Ciidamo Boolis ah Oo Ka hortga Rabshadaha Oo Soomaaliya Loo taba baray. Posted on January 27, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 –Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa laga soo dajiyay ciidamo Booliis ah oo u soo…Read more »
Sawiro:-Guddiga Doorashooyinka Oo Kulamo ka wadda Qayba Kamidah Putland Posted on January 27, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 –Kulamadii wadatashiyada dadweynaha ee geedi socodka hirgalinta doorashooyinka qof iyo cod ayaa maanta ka furmay Magaalada Boosaaso.…Read more »
Sawiro:-Hub iyo Qaraxyo Lagu Soo qabtay howlgal Laga Sameeyay Boosaaso Posted on January 27, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 – Saraakiisha Ciidamada maamulka Puntland magaalada Boosaaso ayaa soo bandhigay Bambooyinka Gacanta laga tuuro iyo Xabadaha Mootar…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgelaya shirka Midowga Africa Posted on January 27, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada…Read more »
Ciidamada NISA oo xirtay laba mas’uul oo ka tirsan Xisbiga Warajir Posted on January 27, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 – Sida aanu kuheleyno warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo wareedyo kudhow hey’adda Nabadsugidda…Read more »
Wasiirkii Warfaafinta Eng Yariisow oo xilka wareejiyay Posted on January 27, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 27, 2018 – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku…Read more »
Former N.S. child refugee calls attempt to deport him ‘greatest injustice’ Posted on January 27, 2018 by QOL Editor | 0 Comments ‘If anybody thinks that throwing away your second and last chance is something to gamble with, this is crazy’ January 26, 2018 – Peter…Read more »