1464 Views

Somaliland labo ruux oo laga helay Corona Virus

Somaliland labo ruux oo laga helay Corona Virus
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Talaado     , March 31, 2020 —Somaliland ayaa xaqiijisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Corona Virus.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dad horay looga shakiyay labo ruux oo ka mid ah laga helay Corona Virus.

 

 

 

Laba qof ayaa kala ah nin Shiinaha u dhashay oo Berbera jooga iyo nin reer Burco ah oo UK ka soo laabtay.

 

Somaliland waxa ay sheegayaan in labadda ruux ay Xaaladood Caafimaad wanaagsan tahay, islamarkaana hadda ay la tacaalayaan laamaha Caafimaadka.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment