Barnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle ( CRD ) Posted on November 29, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, November 29, 2015—Waa wareeysi dheer oo ku saabsan Fikradaha Jabriil Cabdulle ” Madaxa CRD “, uu ka qabo habka ay doorashooyinka 2016 ay u…Read more »
Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta qaraar muhiim ah ansixiyay. Posted on November 29, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, November 29, 2015— Xildhibaannada Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay qaraarka dib u eegista dhaqaalaha ku baxay dowladda, 5-tii bilood ee ugu horraysay sannadkaan sii…Read more »
Madaxweynaha Jubbaland oo goor dhow gaaray Garowe Posted on November 29, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, November 29, 2015— Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa mar dhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasoo ay…Read more »
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka D. F. oo furay shirweyne looga hadlayo Manhajka waxbarasho ee dalka Posted on November 29, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, November 29, 2015— Ra’iisul wasaare ku-xigeenka D F Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay shirweyne heer Qaran oo looga tashanayo manhajka waxbarasho ee…Read more »
Wasiirka Gaashaandhiga: “Ciidanka Xoogga dalka qeyb kama ahan dagaalka Gaalkacyo” Posted on November 29, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, November 29, 2015— Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa beeniyay in ciidamada xoogga dalka ay ku lug leeyihiin dagaalka Gaalkacyo ku dhex…Read more »