780 Views

Maraykanka oo sheegay in Kufsi Wadareed laga geestay Gobolka Tigray

Maraykanka oo sheegay in  Kufsi Wadareed  laga geestay Gobolka Tigray
____________________________________________________________________________

April 17, 2021

Dawladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xaaladda bani’aadaminmo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka Ethiopia.

 Danjiraha Maraykanka ee QM, Linda Thomas-Greenfield ayaa sheegtay in kufsi wadareed halkaasi ciidamadu ay ugu geysteen haween qaarkood da’doodu ay siddeed sano jir tahay.

Dhinaca kale, dawladda Maraykanka ayaa ugu baaqday dawladda Eritrea in ciidamadeed ay si dhakhso ah ugu saarto gobolkaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post