Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Beledweyn Posted on March 26, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho,26 March 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada Beledweyne banaanbax loogaga soo horjeedo dowlada federalka…Read more »
Toban qodob oo laga soo saaray shirkii maalmahaan ka socday magaalada Kismaayo Posted on March 26, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho,26 March 2016: Shir socdey muddo dheer oo todobaadyo ah oo galay labo waji kaasi oo ku saabsanaa tabasho bixinta mid ka mid ah beelaha…Read more »
Madaxweynaha iyo Odayaasha reer Hiiraan oo is mari waysan. Posted on March 26, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho,26 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Beledweyn ayaa kulamo la leh odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan, si uu ugu…Read more »
Ra’iisul Wasaaraha iyo C/wali Gaas oo maanta ka hadlaya habka doorashooyinka Posted on March 26, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho,26 March 2016: Shir wada tashi oo looga hadlayo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco magaalada Garowe, kadib markii shalay uu…Read more »