Muqdisho Oo La Keenay Qalab Lagu Maamulo Hawada Soomaaliya Posted on May 8, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, May 8, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa la keenay qalab la sheegay inuu yahay qeyb ka mid ah qalabka loogu tala galay…Read more »
Uganda oo beenisay in ay ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya. Posted on May 8, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, May 8, 2016: Dowladda Uganda ayaa beenisay wararka sheegaya inay la baxayso ciidankeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeybta ka ah howl galka AMISOM. Afhayeenka…Read more »
Maamulihii Somtel ee Gobolka Mudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo Posted on May 8, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, May 8, 2016: Cumar Cabdulle Maamulihii Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ee Gobolka Mudug oo ku magac dheeraa Cumar Dheere ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Kooxo hubeysan ayaa…Read more »
Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole oo lagu casumay xuska 18-ka May ee Somaliland- Itoobiya ma ogtahay? Posted on May 8, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, May 8, 2016: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa lagu casuumay xuska maalinta gooni…Read more »