831 Views

Dowladda Denmark oo sheegtay in xiri doonto safaaradda ay ku leedahay Tansaaniya

Dowladda Denmark oo  sheegtay in xiri doonto safaaradda ay ku leedahay Tansaaniya
____________________________________________________________________________

Sabti: August 28, 2021

Dowladda Denmark ayaa sheegtay in xiri doonto safaaradda ay ku leedahay Tansaaniya, iyada oo sheegtay in ay dib u habayn ku samaynayso cilaaqaadka dalalka kale kala dhaxeeya, si ay u hirgaliso qorshaheeda.

Sidoo kale warkan ayaa lagu sheegay in xiri doono safaaraddeeda Argentina, Qunsuliyaddeeda Guud ee Chongqing iyo Shiinaha.

Qoraalka kasoo baxay Denmark waxay ku sheegtay in dib u habeyntan ay gacan ka geysan doonto hirgelinta istiraatiijiyadda cusub ee dalkaas ee la xariira iskaashiga dhanka horumarinta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post