2127 Views

Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby oo goor dhawayd la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal

Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby oo goor dhawayd la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal
____________________________________________________________________________

April 20-2021

 Wararka ka imaanaya Dalka chad ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay halkaas Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby, waxana la sheegay in la  dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal ay dowladda kula jirto kooxaha mucaaradka.

Madaxweyne Idriss Deby ayaa Isniintii tagtay un markii lixaad ku guuleystay doorashada madaxweynaha ee dalkaas ka dhacday, taasi oo ay mas’uuliyiinta ay sheegeen inuu helay 79% codadka. 

Ciidamada dowladda ayaa sheegay in Deby lagu dilay dagaal ka socda waqooyiga dalkaas.

Madaxweyne Deby ayaa ahaa 68 jir, wuxuuna dalka Chad hoggaaminayey tan iyo 1990-

Office Naiurobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post