1995 Views

Gudoomiye Yariisoow oo daah furay shir muhiim ah

Gudoomiye Yariisoow oo daah furay shir muhiim ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 31, 2018 –  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta shir-guddoomiyey shirka JPLG oo ay ka soo qeyb galeen Dawlad Gobolleedyada iyo Beesha Caalamka, kaas oo looga hadlayay Dimuqoradiyeynta iyo dhismaha Dawladaha Hoose.

Shirka waxaa sidoo kale khudbado ka jeediyey Wasiirrada Arrimaha Gudaha Maamulkada Koonfur Galbeed iyo Galmudug, waxayna warbixin ka dhiibeen dhismaha Golleyaasha deegaanka iyo wax yaabaha lagama maarmaanka u ah si loo hirgeliyo.

Intii uu shirku socday ayay Maamul Gobolleeyada dalku soo bandhigeen habraacooda ku aadan arrimahan.

duqa-muqdish-daafuray-1 duqa-muqdish-daafuray-2 duqa-muqdish-daafuray-3 duqa-muqdish-daafuray-4 duqa-muqdish-daafuray-5

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment