Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixdey heshiisyo iskaashi oo kala duwan
Muqdisho, June 4, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley munaasabad…