Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo la dhaariyay
Muqdisho, June 28, 2016: Stephen Schwartz,Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, ayaa xalay lagu dhaariyay magaalada Washington, iyadoo dowladda Mareykanka ay markii u horeysay…