1458 Views

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo la dhaariyay

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo la dhaariyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  January 1, 2019 HXubnaha cusub barlamaaka Puntland ayaa goor dhowayd maxkamada sare ku dhaarisay xarunta golaha wakiilada, iyadoo loo qeybiyay aqoonsiga cadaynaya xubinimada Barlamaanka Puntland.

Goobta lagu dhaariyay ayaa waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Puntland, kuwooda ugu caansan.

Saddexda Bishaan ayaa lagu waddaa in ay doortaan Gudoonka baarlamaanka, waxaana xildhibaanada Puntland ay ka kooban yihiin 66 Mudane oo ay ku jirto hal gabadh ah.

Ammaanka xarunta barlamaanka ayaa aad loo adkeeyay iyadoo gabi ahaanba la xiray wadooyinka soo gala xarunta Baarlamaanka.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment