429 Views

Dowlada UK oo diginiin ka soo saartay dhibaato ku soo fool leh cuntada aduunka

Dowlada UK oo diginiin ka soo saartay dhibaato ku soo fool leh cuntada aduunka
____________________________________________________________________________

Arbaco: May 25, 2022

Sida lagu sheegay falanqeyntii ugu dambeysay ee Wasaaradda difaaca UK, go’doominta Ruushka ee dekedaha muhiimka ah ee Badda Madow ee Ukraine ayaa ka dhigan in sahayda raashinka ee muhiimka ah aan weli la dhoofin karin.

Mid ka mid ah magaalooyinkas sida, Odesa, wax dhaqdhaqaaq ganacsi oo muhiim ah kama jiraan tan iyo bilawgii dagaalka.

Dadka ree Ukraine ayaa isku dayaya in raashinka ay soo marsiiyaan wadooyinka laakin taa bedel ma u noqon karto xamuulkii tirada badnaa ee ay maraakibta soo qaadi jireen.

Wasaaradda difaaca UK ayaa sidoo kale Xaaladan ayaa cadaadis saartay qiimaha cuntada caalamka, waxaana la filayaa in hakad ku yimaado shixnadaha ganacsiga, sarena ay u kacaan qiimaha badeecadaha muhiimka ah.

Ukraine waa dalka ugu bdaan ee soo saara sarreenka laga isticmaalo adduunka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post