816 Views

Qaraxyo xooggan oo laga maqlay caasimadda gobolka Amxaarada

Qaraxyo xooggan oo laga maqlay caasimadda gobolka Amxaarada
____________________________________________________________________________


Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –
Shacabka ku nool caasimadda gobolka Amxaarada ayaa BBC-da u sheegay in saaka ay maqleen qaraxyo xooggan oo ka dhacay magaalada Bahirdar.

Waxaana looga shakisan yahay in gantaallo ay ciidamada TPLF mar kale ku garaaceen gobolka Amxaarada.

Dhawaan ayay aheyd markii gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar xilli uu dagaal ka socda gobolka Tigray.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xooggaga TPLF u qabtay muddo 72 saacadood ah si ay isku soo dhiibaan.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post