1335 Views

DEG-DEG:-Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

DEG-DEG:-Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 05, 2019 –Qarax xoogan ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay gaari yiil afaafka hore ee Masjidka Xaynuuf balse lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxan.

Lama oga in qaraxan uu ahaa midka baabuurta lagu dhejiyo iyo inuu ahaa waxyaalaha qarxa oo lagu soo raray baabuurka

Qaraxan ayaa dhacay xilli ammaanka magaalada Muqdisho aad loo adkeeyay, waxana sidoo kale xalay uu ka dhacay qarax magaalada Muqdisho.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment