Madaxweynaha iyo Xoghayaha Guud ee IGAD oo ka wadahadley iskaashiga Soomaaliya iyo IGAD
Muqdisho, 19 August 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay wafdi uu horkacayo…