Cumar Cabdirashiid oo goor dhow ku dhawaaqay in uu yahay musharrax Madaxweyne
Muqdisho, September 5, 2016: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee…