Murashaxa mudan in loo doorto afhayeenka golaha shacabka baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.
January 10, 2017 – Fariin Muhim ah oo ku socota Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliyed. Mudanayaal, qiimeyn aan in muddo ah ku sameynayey…