Farmajo oo eedeyay madaxda maamul goboleedyada Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | January 30, 2017 – Musharrax Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ku eedeeyay inay ku jiraan ololaha Doorashada madaxweynaha dalka.…Read more »
Canada offers temporary home to those stranded by Trump order Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments January 30, 2017 – Ottawa (AFP) – Canada will offer temporary residence permits to people stranded in the country as a result of US…Read more »
Jawaari oo magacaabay guddiga anshaxa doorashada Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | January 30, 2017 – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa goor-dhow maanta magacaabay Guddi ka shaqeeya Anshaxa iyo Asluubta Doorashooyinka heer Madaxweyne.…Read more »
Maxaa sababay in Sacuudigu diido xoolaha Soomaaliya? Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | January 30, 2017– Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaacisay in qof dumar ah ay sabab u aheyd xanibaadii Dowladda Sacuudiga kusoo rogtay…Read more »
6 dead, 2 arrested after shooting at Quebec City mosque Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Prime Minister Justin Trudeau, Quebec Premier Philippe Couillard call shooting an act of terrorism CBC | Quebec | Canada | January 30, 2017 –…Read more »
Waa imisa lacagta kasoo xerootay Musharaxiinta Madaxweyninimo Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | January 30, 2017 – Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay lacagta ay ka qaadeen musharixiinta xilka madaxtinimada…Read more »
RW Ku-Xigeenka oo Safiirka Jaamacadda Carabta ka gudoomay lacag wax looga qabanayo abaaraha Posted on January 30, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | January 30, 2017 – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa lacag dhan $91,835…Read more »