Gaas oo Muqdisho soo gaaray Posted on February 5, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | February 5, 2017 – Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta galinkii hore ka dhoofay magaalada Garowe ,isaga oo ku wajahan magaalada Muqdisho…Read more »
Prof. Galeyr oo loo diiday inuu ka dhoofo magaalada Buuhoodle Posted on February 5, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Buuhoodle | February 5, 2017 – Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle, ayaa sheegaya in la xanibay Diyaarad uu ku safri lahaa Hogaamiyaha maamulka Khatumo Cali…Read more »
Duqa Muqdisho: ”Laga billaabo berito maqribkii way xiran yihiin waddooyinka Muqdisho” Posted on February 5, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | February 5, 2017 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa Saxaafadda u sheegay in la xiraayo wadooyinka…Read more »
Doorashada awgeed ammaanka Magaalada Muqdisho & Iyadoo wadooyin oo xirirxirmay Posted on February 5, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | February 05, 2017 – Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadooyinka waaweyn ee caasimada dhexmara, iyadoo jidcadyaasha qaar lagu…Read more »
Musharax Madaxweynaha JFS Suldan Axmed Maxamed oo shir jara’id ku qabtay magaalada Muqdisho Posted on February 5, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | February 5, 2017 – Musharaxa madaxweynanimada Soomaaliya Axmed Maxamed Cabdi (Maaldiini) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, wuxuuna saxaafada ugu warbixiyey qorshihiisa…Read more »