Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ingriiska Oo Ka Wada Hadlay Sidii Hirshabeelle Looga Caawin Lahaa Amaanka iyo Dhisida Kaabayaasha Dhaqaalaha
Muqdisho | Maarso 15, 2017 – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xoghaya arrimaha dibadda Dowladd Ingiriiska…