Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa oo la kulmay Madaxweyne Shariif Xasan Posted on July 11, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Baydhabo | QOL | July 11, 2017 – Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Xoosh Jibriil ee…Read more »
FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA ANNOUNCES TAXATION OF COMPANIES OPERATING FROM MOGADISHU INTERNATIONAL AIRPORT Posted on July 11, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Mogadishu, 10 July 2017 – Senior Federal Government officials recently on 6 July 2017 met with a number of international and local companies that…Read more »
Xildhibaan Axmed Macali Fiqi oo ka hadalay hadalkii Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Posted on July 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11 July 2017 – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal habeen hore ka soo yeeray…Read more »
Mareykanka oo ka hadlay Xoreynta Mosul Posted on July 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu hambalyeeyey Iraq, Ra’isulwasaaraheeda iyo ciidanka amaanka xoreyntii ay kooxda Daacish ka xoreeyeen magaalada Mosul. Bayaan uu kasoo saaray…Read more »
Howlgalo Xoogan Oo Ominka Ka Soconayo Qayba Kamidah G/Gado Posted on July 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ayaa ka bilowday degmooyin ka mid ah gobolka Gedo sida uu Qaranimo.com…Read more »
Shirweynaha Dib u’eegista dastuurka Oo La Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Posted on July 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11July 2017 —Wasiirka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi siiyay Qaranimo.com ayaa ka warbixiyay Shirweynaha dib…Read more »
AMISOM oo ka guuraysa Saldhig ku yaal Gudaha Magalada Muqdisho Posted on July 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo Muddo ku dhow 10 Sano deganaa Jaamacadda Gaheyr ayaa saakay ugu…Read more »
Ammanka Magalada Kismaayo Oo Maanta Siweyn Loo Adkeeyey Posted on July 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ammaanka Magaaladaasi…Read more »
DAAWO: Raisulwasaaraha Dalka oo sheegay in shirka todobaadlaha ee golaha wasiirada ka dhici doono usbuucaan magaakada Kismaayo Posted on July 11, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Read more »