Saraakiil Ciidan oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xaruunta Baay Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Saraakiil ciidan oo ka socda Dowladaha Talyaaniga,Ingiriiska iyo maraeykanka ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Baydhaboee Xaruunta…Read more »
Mas’uuliyiin Katirsan Maamulka Putland Oo n Garoowe Ka Furay Shirka Isimada Puntland Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Shirkani ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, Masuuliyiin…Read more »
Shirka Ay Soo Agaasintay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Oo Muqdisho Ka Furmay Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Shirkani oo u dhexeeya wasaaradaha qorsheynta Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada…Read more »
Mas’uul Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo kulan Laqaatay Wafdi Kasocda QM Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa qeybta…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska Posted on July 25, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho, 25 Luulyo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan…Read more »
Xarun Muhiim u ah ururada shaqaalaha oo ladaah furay Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Gddoomiyaha Xiriirka Guud ee ururada shaqaalaha Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Xaaji ayaa tilmaamay in xaruntan ahmiyad gaar ah…Read more »
Sawiro:- Danjiraha cusub ee Soomaaliya loosoo magacaabay oo warqadihiisa laga gudoomay Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa…Read more »
R/Wasaare ku xigeenka dalka oo kulan layeeshay guddiga Amniga Badaha Dalka Posted on July 25, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 Luulyo 2017 – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka…Read more »
Alfano: “Italy makes emergency contributions in Afghanistan, Somalia, South Sudan and Palestine” Posted on July 25, 2017 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments In Somalia, the Italian Cooperation service will contribute 1 million euros to the UNHCR programme to repatriate Somalian refugees from Kenya that the UN High Commissioner…Read more »
Shir u dhaxeeya AMISOM iyo dowladda Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho Posted on July 25, 2017 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho | QOL | 25 July 2017— Shir ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay Xalane, kaas oo socon doona afarta maalmood ee…Read more »