Sawiro:-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo kulan La Yeeshay Danjiraha Safaaradda Qadar Ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | 10 Oktoobar, 2017 – Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la yeeshay Safiirka…