2697 Views

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Dalka Jabuuti

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Dalka Jabuuti
____________________________________________________________________________

Muqdisho   | QOL |  24  October 2017 –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti,waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madax uu ka mid yahay Madaxweynaha Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hor inta uusan tagin Jabuuti waxaa uu socdaal ku soo kala bixiyay Wadamada Uganda iyo Itoobiya,waxaana Madaxda Wadamadaas uu kala hadlay Arrimo ay ka mid yihiin in Dowladda Federaalka Soomaaliya laga taageero la Dagaalanka Al-shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Taageero u raadinaya Dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo Dowladda Soomaaliya ay wado in ay ku qaado Al-shabaabka ku sugan Soomaaliya.

Socdaalka Madaxweynaha uu kumarayo Wadamada ku yaalla Geeska Afrika ayaa lagu wadaa inuu Berri soo gaba gabeeyo kuna soo laabto Magaalada Muqdisho.

aaaaaaaaaaaas AAAAAAAAAW

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment