Sawiro:- Madaxda dowladda oo la kulmay madaxa UNHCR oo soo gaaray Magalad Muqdisho Posted on December 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 17, 2017 – Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR Filippo Grandi ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda…Read more »
Sawiro:- RW Khayre oo daahfuray shirweynaha qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed Posted on December 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 17, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay shirweynaha qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo inta uu socdo…Read more »
Xildhibaan Saabira oo ka hadalay hadalkii xeerilaaliyaha Qaranka ka soobaxay maanta Posted on December 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 17, 2017 – Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo asagoo ku sugan Wadanka Imaaraadka…Read more »
Sawiro:- Shir lagu diyaarinayo istaraatiijiyadda waxbarashada ee dastuurka Oo Ka Furmay Muqdisho Posted on December 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 17, 2017 – Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo…Read more »
Madaxa hay’adda qaxootiga UNHCR oo booqasho ku yimid Somaliya Posted on December 17, 2017 by Ali | 0 Comments Madaxa hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan arrimaha Qoxotiga(UNHCR), Filippo Grandi ayaa maanta oo axad ah kasoo degtay gegida diyaaradaha Muqdisho. Wasiiro dawladaha Wasaarada Arrimaha…Read more »
Xeer Ilaaliyaha oo dacwad Qaran Dumis ah ku soo oogay Labo Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Posted on December 17, 2017 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 16, 2017 – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho…Read more »
Canada will provide $10.4 million for humanitarian assistance to Somalia Posted on December 17, 2017 by Ali | 0 Comments Toronto | QOL | december 17, 2017 – The Honourable Ahmed Hussen, Minister of Immigration, Refugees and Citizenship, today announced, on behalf of the…Read more »