Muqdisho | QOL |February 7, 2018 – Waxaa dhowaan laga furay Xaruunta Caafimaadka ee Professor Dr. Abdullahi M. Mohamed degmada Hawl-Wadaag. Professor-ku wuxuu ku takhasusay cudurada kelyaha & Kaadi-mareenka (Uruology) waa dhaqtar ku xeel-dheer baaritaanka, daaweynta iyo qalliinka cudurada gala xubnaha kelyaha, kaadi-haysta iyo xubnaha taranka ragga. Professor-ku wuxuu ka hawlgeli jiray isbitaalka Carafaat.
Waxay Xaruunta Caafimaadka Abdullahi Professor ku taala:
Jidka 30ka inta u dhaxeysa Baar Ubax iyo Black Sea
Dhabarka danbe ee sarta Daallo airlines.
Waxaa kale oo ka hawlgala takhtarka qalliinka guud.
Waxaad kala xiriiri kartaan taleefanada kala ah :
061-8859 216 | 061 8859 214 | 0618857039
.
.
.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
___________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________