1023 Views

SAWIRO: Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay waxyaabaha Maanka dooriya

SAWIRO: Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay waxyaabaha Maanka dooriya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 23, 2019 –Taliska Ciidanka Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa soo bandhigay Khamri, Xashiish, toorayo iyo agab kale oo ay adeegsadaan dhalinyarada kooxaha u abaabulan ee dhaca iyo furashada ka gaysta gudaha  magaalada.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Nugaal  ayaa sheegay in hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha Garoowe ay ku soo qabteen dhalinyaro kooxo u abaabulan oo dhibaato dhac iyo furasho u gaysta dadka shacab ah, kuwaasi oo inta badan adeegsada maandooriyaal halis ah sida khamriga iyo Xashiishka.

 

 

 

Waxa ay sidoo kale sheegeen Saraakiisha Ciidanka Maandoriyaashan dhalinyaro keliya lagu soo qaban, balse  waxa jira dad kale ka ganacsada khamriga iyo xashiishka iyo qaar isticmaala oo si dhuumasho ah gudaha magaalada ku soo geliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment