2412 Views

DEG-DEG :-Qarxii Labaad Oo Ka Dhacay Caawa Magalad Muqdisho !!!

DEG-DEG :-Qarxii  Labaad Oo Ka Dhacay Caawa Magalad Muqdisho !!!
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  23  February 2018 —Waxaa Salaadii Maqrib Kadib Magalada Muqdisho Ee Caasimada  Markale Laga Maqlay Qarx Xoogan Oo Ka Dhacay Agaagarka Madaxtooyada Soomaaliya Qaraxani ayaa Lasoosheegayaa In Uu ahaa Mid Loo adeegsaday Gaari Wax yaabah Qarax Laga Soobuuxshay Uu Ku Qaraxay Afaafka Horre Ee Hotel Siyaad Oo Kaabiga Ku Haya Madaxtooyada soomaaliya

Wariyaal Ka Agdhawaa Goobta Uu Qarax Ka Dhacay ayaa qaranimo online u sheegay in ay Kacsatahay Xalada Goobtii Uu Qarax Ka Dhacay Ayna Rasaas Xoogan Ay Ridayaan ciidamada Aad u Farabadan oo goobta Soogaaray  ka dhacay

Qaraxni ayaa noqonay kiilabaad ee ka dhaca  isla galkabata gudah magalad muqdisho Ee Caasimada soomaaliya

 

Nla Soco Wixii Ku Soo Korhaa Wararkan 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment