2064 Views

Baarlamaanka Spain oo motion ku riday Ra’iisul Wasaarihii Dalkaas

Baarlamaanka Spain oo motion ku riday Ra’iisul Wasaarihii Dalkaas
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 01, 2018 – Baarlamaanka dalka Spain ayaa racdeeyay oo dibadda dhigay R/wasaare Mariano Rajoy ,kadib kolkii loo qaaday codka kalsooni kala labashada.

Ilaa 180- xildhibaan ayaa codka ugu badan kaga soo horjeestay R/wasaaraha maanta oo Jimco ah,waxaana loo heystaa in isaga iyo xisbigiisa ay galeen arrimo ay ka mid yihiin musuq-maasuq.

Waa R/wasaarihii ugu horeeyay ee loo qaada codka kalsooni kala noqoshada tan iyo wixii ka dambeeyay sanadkii 1977-dii.

Mr. Rajoy ayaa hadal uu jeediyay codeynta Baarlamaanka ka hor waxa uu u muuqday mid ogol in Mr. Sanchez oo ah hogaamiyaha mucaaradka uu qaban karo jagadaasi.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment