Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay kaaliyaha Xoghayaha QM u Qaabilsan arrimaha siyaasadda
Muqdisho June 07, 2018 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay…