Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday xarunta isgaarsiinta Jabuuti iyo Dekadda Dooraale
Jabuuti, June 08, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan joogay Jabuuti ayaa booqday…