801 Views

Go’aan maalmaha soo socda laga gaari doono Dilkii George Floyd oo Ruxay caalamka

Go’aan maalmaha soo socda laga gaari doono Dilkii George Floyd oo  Ruxay caalamka
____________________________________________________________________________

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021 

waxaa gobolka Minnesota ka billowday xulista xeer-beegtidii go’aanka ka gaari lahayd kiiska George Floyd oo ahaa nin madow oo ku baxay gacanta nin booliis ah oo caddaan ah.

Geerida George Floyd ayaa Ruxday caalamka, Waxayna sababtay in caalamka oo dhan aad looga xumaaday, Waxayna Noqotay in caalamka mar kaliya gaar ahaan cayaaraha caalamka laga sameeyo astaan gaar ah oo ah in la joojiyo midab takoorka.

Sidoo kale xulistu  xeerbeegtada  iyo tallaabooyinka xiga ayaa Noqon Doono mid ay indhaha caalamka eegayaan maalmaha soo socda.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post