75 Views

Wareysi: Aragtida Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee dib u eegista dastuurka

Wareysi: Aragtida Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee dib u eegista dastuurka
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Banaanbax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayo dib u eegista iyo dhammaystirka dastuurka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah muddanayaasha baarlamaanka fedaeralka Somaaliya ee kasoo horjeedo sida loo wado wax ka bedelka iyo dib u eegista dastuurka, ayaa ku tilmaamey banaanbaxyadan kuwa lasoo aabaabulay oo u jeedo gaar ah laga leeyahay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee mgaalada Muqdisho ku waydiisey mowqifka xildhibaanadda uu ka mid yahay ee diidan qaabka loo wado dib u eegista dastuurka?

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post