972 Views

Maxey tahay u jeedka loo qabanayo Shirka Garoowe?

Maxey tahay u jeedka loo qabanayo Shirka Garoowe?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Axad   , March 15, 2020 —Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ka furmo shirweynaha wadatashiga Puntland,kaas oo 8-dii Bishii la so dhaafay Febaraayo uu iclaamiyey Madaxweynaha Puntland.

 

Shirka waxaa ka qeyb-galaya Wasiirada & Xildhibaannada labada Gole ee ku matalaya Dowladda Federaalka,inta badan mas’uuliyiinta Maamulka Puntland.Odayaal & Waxgarad iyo dad kale oo lagu Casuumey,walow ay jiraan Wasiiro iyo Xubno kale oo ka tirsan dowladda oo Shirkaasi ka qeyb-galeyn.

 

 

 

Hadaba maxay tahay u jeedka shirkaas ay xilligaan Puntland u qabatay iyo waxyaabah ugu muhiimsan ee looga hadli doono,waxaana sharaxaya Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment