384 Views

Saraakiil itoobiyaan ah oo ka degay Beledweyne ka dib weerarkii dhawaan

Saraakiil itoobiyaan ah oo ka degay Beledweyne ka dib weerarkii dhawaan
____________________________________________________________________________

Talaado: august 2, 2022

Taliyaha guud ee Ciidanka Xoogga gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaaliya Sarreeye guud Maxamed Axmed iyo Major Jeneral Tesfaye Ayalew, oo ah Madaxa hawlgalinta Ciidamada Qalabka Sida ee Ethopia ahna Isku-duwaha Ku-meel-gaarka ee gudiga Amniga ayaa gaaray Magaalada Baladwayne ee Gobalka Hiiraan

Sarakil ka Tirsan Jabuuti ayay Ceeljalle kulamo kala duuwan ay kulla qateen sarakishan maanta ka degay magaalada Beledweyne.

safarka Saraakiishaan itoobiyaanka ah iyo Kuwa DDS ayaa ku soo aaday xili dhawaan Alshabaab ay ka tilaabeen xadka Soomaaliya iyo itoobiya islamarkaana ay Weerar ka geysteen dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post