1173 Views

Sawirro:-Maamulka Jubbaland Oo Kismaayo Kusoo Bandhigay Waxyaabaha Qarxa

Sawirro:-Maamulka Jubbaland Oo Kismaayo Kusoo Bandhigay Waxyaabaha Qarxa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 05 February 2019 –Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay Magalada Kismaayo kusoo bandhgeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo ay sheegeen inay fashiliyeen.

Saraakiisha Nabadsugida Jubbaland ee ku sugnaa goobta lagu soo bandhigayay Miinada ayaa waxa ay sheegeen in lagu aasay xaafada Via-Afmadoow Waaxda Buulafatuuro ee Magalada Kismaayo.

Hayeeshee sida ay sheegeen la doonayay in dadka Shacabka ah lagu dhibaateeyo,waxaana ay sheegeen in Al-Shabaab ay Miinadaasi dhulka geliyeen.

Si kastaba taliyaha Hay’adda Nabadsugida Jubbaland ayaa dhowr mar soo bandhigay minooyin ay sheegeen inay fashliyeen,hayeeshee weli Al-Shabaab aysan weli ka had

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment