915 Views

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo jooga wadan deris la ah Ukraine ee Poland.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden  oo jooga wadan deris la ah Ukraine ee Poland.
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la kulmaya dhiggiisa waddanka Poland, Andrzej Duda, isagoo maalintii labaad booqasho ku jooga Poland.

Mr Biden ayaa sidoo kale la kulmi doona qaxootiga kasoo cararay dagaalka ka socda Ukraine, waxaana labada hoggaamiye la filayaa in ay ka wada hadlaan ballanqaadkii hore ee uu Mr Duda u sameeyay in Ukraine loo gacan geliyo diyaaradaha dagaalka.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in uu si aad ah ugu baahan yahay diyaaradahaas, balse Mareykanka ayaa hor istaagay gudbintooda, isagoo ka baqaya in tallaabadaas ay dagaalka lugaha usoo geliso Nato

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post