2883 Views

Ra’iisul Wasaare Kheyre & Xubno La Socda Oo Ka Dhoofay Maanta Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Kheyre & Xubno La Socda Oo Ka Dhoofay Maanta Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 17, 2018 –Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa ka dhoofay Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay ku jiraan xubno uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle,ayaa waxa ay dalka Norwey uga qeybgeli doonaan shirka Sanadlaha ee Oslo Forum kaas oo sanadkiiba mar la qabto.

Wasiirka Maaliyadda oo ka mid ah Xubnaha la socda Ra’iisul Wasaaraha ayaa faah faahiyey qorshaha safarkooda ee dalka Norwey.

 

“Maanta waxaan safar shaqo ah u raacay Reysul wasaare Hassan Ali Khaire waxaan u soconaa sidii aan aduunka ugu qancin laheyn isbedelka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha wadanka mudada ay jirtay xukumadda Soomaaliya ayuu yiri Wasiir Beyle.

 

 

k1 k2 k3 k6 k7

 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment